Dowlada Qatar oo si adag uga hadashay Heshiiska Wadamo Carbeed la galeen Isra’iil

Dowlada Qatar ayaan ku farxin heshiisyadii ay gaareen qaar kamid ah Wadamada Carabta iyo maamulka Israa’iil, waxa ayna Qadar heshiisyadaasi ku tilmaantay kuwa saameyn xun ku yeelanaya helitaanka dowlada ay yeelato Falastiin. Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar, Sheekh Maxammed bin Cabdulraxman Al-ThaniĀ  ayaa sheegey in xiriirka dhax maray Israa’iil iyo Wadamo Carbeed uu dhabar jab … Continue reading Dowlada Qatar oo si adag uga hadashay Heshiiska Wadamo Carbeed la galeen Isra’iil